Kulmiye oo uga digay masuulliyiinta Waddani inay ka hadlaan Arrimaha Caafimaadka Xoolaha

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xisbiga Kulmiye ayaa uga digay masuulliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani inay ka hadlaan arrimaha la xidhiidha caafimaadka Xoolaha laga dhoofiyo Marsada Berbera.

Xighayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Mustafe Waxdad oo saaka shir jaraaid ku qabtay Xarunta dhexe ee Kulmiye, ayaa uga digay waddani inay ka hadlaan Arrimaha la xidhiidha caafimaadka xoolaha oo uu sheegay inay waxyeelo ku tahay qaranninada Somaliland.

halkan ka daawo shirka jaraaid oo dhamaystiran.