” Laascaanood Waxba Kama Dhicin Dalka Iyo Dadkuna Waa Nabad Waana U Mahadnaqayaa Shacabka aan U Taliyo ” Badhasaabka Gobolka Sool

0

 

” Laascaanood Waxba Kama Dhicin Dalka Iyo Dadkuna Waa Nabad Waana U Mahadnaqayaa Shacabka aan U Taliyo ” Badhasaabka Gobolka Sool

 

 

Dadka Shacabka ah ee Deeganka Gobolka Sool ku nooli waa dad Nabadeed
Amniga, Nabadgalyada iyo Horumarkayna Qaateen, waxay doonayaana waa Nabad galyo iyo Horumar ee uma baahna Foodo iyo Qarandumisnimo.

Waddani waa xisbi Qaran waana ka xunahay inay ku kacaan waxyaabo ka dhan ah Amniga oo ay madaxdooda ugu saraysaa ku baaqdo,
Arinkaa aad baanu u canbaaraynaynaa arin wanaagsana maaha.

Nabad Horumar baaxadleh oo Gobolka Sool ku talaabsado insha Allah.

Alla mahadleh
Abdiqani Mohamoud jiidhe
Gudoomiyaha Gobolka Sool