Maansadii Gurmad ee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye

0

Fanka-(Berberanews)-Waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan Maansadii Gurmad ee uu tiriyay Alle haw naxariistii Abwaankii weynaa ee Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, taasoo ka turnumaysa xaalado maanta taagan oo uu abwaanku sii saadaaliyay.

Daawasho wacan.