Home WARARKA “Madaxwayne Qado aad Odayaal u sameysay ma xallinayso Tabashada Beelaha..” Cabdillaahi Geeljire
Hargeysa(Berberanews)-Siyaasi Cabdilaahi Cismaan Jaamac (Geel-Jire), ayaa dhalliilay kulan shalay ahayd dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo qaar ka mid ah Salaaddiinta, Cuqaasha, Odayaasha Waxgaradka Beelaha Garxajis oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.
Cabdillaahi Geel-jire, ayaa sheegay in kulan qado ah oo Madaxweyne Muuse Biixi la qaato mid ka mid ah beelaha tabashada ka qaba Xukuumaddiisa aanay dawo u ahayn tabashada Beelaha kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka.
Like this:
Like Loading...