Madaxweynaha DDSI oo xadhiga ka jaray mashruuca waraabka Waja Waaji oo faa’iido badan u leh bulshada

0

DDSI-(Berberanews)-Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa xadhiga ka jaray Mashruuca Waraabka Wajawaaji oo ay ku baxday lacag dhan 188 bilyan oo ay bixisay dawlad-deegaanku.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar waxaa uu sheegay inay hirgashay riyadii Mashruucani, isagoo u mahadceliyay shirkadihii iyo cidkasta oo gacan ka geysatay dhismihiisa.