Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jiray Biyo-dheenka Xumbo-weyne (SAWIRRO)

0

(Berbera news) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay wehelinayaan wefti balaadhan ayaa ka qaybgalay xaflad loo qabtay furitaanka Biyo Xidheenka Xumbo weyne oo maanta lagu qabtay Laas-deero.

 

 

HALKAN KA DAAWO.

Berbera news