Madaxweyne Siilaanyo Oo Beri Khudbad Sanadeedkii U Jeedin-doona Labadda Gole Baarlamaan

0

Hargeysa (Berbera news)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maalinta beri ah Khud-baddii Sanadka 2014-ka u jeedin-doona labadda Gole ee Guurtidda iyo Wakiiladda oo uu Sanad kasta u jeediyo Baarlamaanka.

 

 

Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa ayaa Xildhibaanadda Gole ku wergeliyay in Madaxweyne Siilaanyo uu beri Khudbaddiisii sanadka u jeedin-doono labadda Gole ee Wakiiladda iyo Guurtidda.

 

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa lagu wadda inuu Khubadiisan kaga hadlo arrimaha Siyaasadeed ee Dalka taagan, waxyaabihii u qabsoomay Xukuumaddiisa muddadii ay jitya iyo arrimaha Doorashooyinka.

 

 

 

Berbera news/Hargeysa/