Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo ka warbixiyay waxyaabaha uu Somaliland ku arkay

0

Hargeysa (Berberanews):- Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo booqasho ku jooga magaalada Hargeysa, isla markaana kulammo la yeeshay Madaxweynaha iyo Masuuliyiin kale tan iyo shalay intii uu joogay, ayaa ka warramay waxyaabaha uu ku arkay Somaliland, waxaanu sheegay inay u caddaatay in dimuquraadiyadi ka jirto Somaliland.

Mr. Obasango oo dhinacyo badan oo wax ka iftiimiyey, waxaannu warbixinta warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-