Magacyada Xildhibaannada Natiijada Hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Hargeysa

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddiga Doorashooyinka, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo rikoodhkii ugu weyna dhigay Cabdikariin Axmed Mooge oo helay 26 kun oo cod.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 6 xubnood, waddani 7 xubnood iyo Ucid 4 xubnood.

Akhriso Magacyada Xildhibaannada.

Xildhibaanada Guulaystay Golaha Deegaanka Hargeisa

Kulmiye .

1. Aadan Jaamac mideeye
2. Siciid jaamac cali
3. Cabdiraxmaan Soltelco.
4. Jamaal Cismaan cabdilo
5. Axmed Juxa
6. Maxamed Abiin Siikaawi.

UCID

1. Xuseen ibraahim Xasan
2. Siciid Cudhay .
3. Cabdikariin xasan cabdi garas
4. Aadan axmed cumar yusuf .

WADDANI

1. Abdikariim Mooge
2. Yaasiin cumar yare .
4 Faysal cabdiraxmaan
5. Cabdi maxamed faarax
6 Mawliid maxamed giire
7. Cabdiraxmaan cabdilaahi Maxamed.