“Marna ogolaan mayno in dhulka Somaliland lagu soo xadgubdo” Suldaan Xasan

0

Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa fariin adag u diray Dawlada Federaalka Soomaaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland,waxaana uu sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in lagu soo xadgudbo dhul ay Somaliland leedahay.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka