Marwo Kaltun X Daahir: Tacsi ehlada iyo qaranka Suldan Indhacase

0

Aniga oo ah Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigal, waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Elehelka,Qaraabada,Azxaabta iyo Qaranka Somaliland ee uu axay Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Maxamuud Xandule (Suldaan Indhacase).
Oo ka mid ahaa haldoorka iyo madax dhaqameedka Somaliland, iyada oo lagu xasuusan doono,
Siduu yidhi: Cali Jamac Habiil.

Lix hal oo u wada gaar ahaa goconayaa mooyi.
Gar eexo oo aan wali lagu xaman, hadal cad oo saraaxadi ku jirto, munaafaqad uu daahir ka ahaa, Qalbi nadiifa oo wanaagsan.

Nin waliba waa tagayaa oo nabi Muxamed (SCW) ayaa ifka loo dayn lahaa.

Alle waxan iga baryeyaa in uu naxariis waasaca siiyo Janatul Fardawsa ka waraabiyo, isaga iyo intii inaga dhimatayba..