Masuuliyiinta Wajaale oo ka hadlay Tirada dad uu helay Xannuunka Shuban-biyoodku

0

Wajaale, (Berberanews)-Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay degmada Wajaale oo ka tirsan gobolka Gabiley,waxaana xanuunkan Shuban Biyoodka ka hadlay maamulka degmada Wajaale,Agaasimaha cusbitaalka degmada iyo taliska ciidanka degmada.