Masuulliyiinta Berbera oo bilaabay mashruuc lagu dhiraynayo magaalada

0

Berbera-(Berberanews)-Masuulliyiinta Magaalada Berbera oo kala ah; Badhasaabka Gobolka Jaamac Maxamed, Maayarka Berbera Cabdishakuur Maxamed Cidin iyo Xogghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan-cadde, ayaa saaka magaalada Berbera ka bilaabay dhirayn.