Maxaa Dr Gabboose ku kelifay inuu ka fadhiisto mihnaddihiisii? Daawo muuqaal

0

Hargeysa-(Berberanews)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ka mid ah dhakhaatiirta waaweyn ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaanba la fadhiistay shaqooyinkii Caafimaadka iyo Siyaasaddaba.

Halkan hoose ka daawo shirka jaraaid ee Dr Gabboose.