Wasiirka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka JSL, ayaa ka jawaabay eeddeyn loogu jeediyey Xukuumadda in musuqmaasuqay Dhaqaalihii loo qorsheeyey la-dagaalanka musuqmaasuqa.
Isagoo wariyeyaasha kula hadlayey Magaalada Hargeysa Wasiir Cumar waxa uu xisbiga WADDANI oo eeddeyntan jeediyey ka dalbaday in ay keenaan caddeymo la xidhiidha musuqmaasuqa ay ku eeddeyeen.