Mooryaanta muqdisho oo ku tuntay calankii Towxiidka Somaliland

0

Ciidamo Ku Tuntay Calanka Somaliland Gudaha Magaalada Muqdisho

Muqdisho-(Berberanews)-Dowlada Federalka Somaliya ayaa Joojisay Xaflad Xalay Lagu Qabanayey Magaalada Muqdisho oo maalmo ka Hor la sii Shaaciyey

Xaflada oo ahayd maalinta Somaliland ee 18 may ayaa Xalay Lagu War galiyey Hotelka Elite in aan lagu Qaban karin Xaflada.

Ciidamada Yimi Goobta iyo Isgoysyada ku dhaw ayaana lagu soo waramaya inay ku Tunteen Calamadii ay Wateen dhaliinyaro isu Diyaarinaysay Ka Qayb galka Xafladan