Muddo-kordhinta Wakiillada Somaliland iyo aragtida Guurtida

0

Hargeysa-(Berberanews)-Afhayeenka Golaha Guurtida Cabdiqaadir Indho-indho ayaa sheegay in ay filayaan soo jeedin madaxweyne oo la xidhiidha in muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada iyo Deegaanka.

Doorashada labadan golle ayaa u muddaysan afarta bilood ee ugu horeeya sanadka soo socda, hase ahaatee waxa jira caqabado badan aan yarayn oo fogaynaya rejjada laga qabo in doorashadaasi wakhtigeedii qabsoonto.

Afhayeenka Guurtida ayaa tilmaamay in ay arrin dastuuriya tahay go’aan ka gaadhista dib u dhaca Doorashada Wakiilladu.

Halkan ka Daawo Muuqaal: