Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Oo Kulan La Yeeshay Wasaarada Arimaha Dibada Ee Uk

0

Hargeysa (Berbera news) Musharax Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Dalka Ingiriiska.

 

 

 

Halkan ka daawo.


 

Berbera news/Hargeysa.