Muuqaal-“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan
Hargaysa(Berberanews) -“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan