Muuse Biixi oo booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland

0

Hargeysa (Berberanews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa gurigiisa ku booqday  madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo.

Madaxweynihii hore ee Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,  ayaa dalka Imaaraadka u dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.