Muuse Biixi oo sheegay inuu mushaharooyinka u kordhinayo macalimiinta

0

Hargaysa (Berberanews):- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeediyay masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada ayaa waxaa uu sheegay in uu Macalimiinta u kordhin doono Musharka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.