Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Borama oo la shaaciyay

0

Hargeysa (Berberanews)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha deegaanka Degmada Boorama.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Boorama ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 5 xubnood, waddani 5 xubnood iyo Ucid 3 xubnood.

Waddani 5
Kulmiye 5
UCID 3