Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Burco oo la shaaciyay

0

Burco-(Berberanews)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha deegaanka Degmada Burco.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Burco ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 4 xubnood, waddani 5 xubnood iyo Ucid 4 xubnood.

Waddani 5
Kulmiye 4
UCID 4