Natiijada Hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo la shaaciyay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddiga Doorashooyinka, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 6 xubnood, waddani 7 xubnood iyo Ucid 4 xubnood.

UCID 4
KULMIYE 6
WADDANI 7

Tirada guud ee kuraasta Hargeysa waa 17 xubnood.