Natiijada Hordhaca ee Doorashada Deegaanka Berbera oo la shaaciyay

0

Hargeysa (Berberanews)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha deegaanka Degmada Berbera.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Berbera ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 6 xubnood, waddani 4 xubnood iyo Ucid 3 xubnood.

Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Berbera
Kulmiye : 6
Waddani : 4
Ucid : 3