Natiijada Hordhaca ee Doorashada Golaha Wakiillada sanaag oo la shaaciyay

0

Ceerigaabo-(Berberanews)-Guddiga Doorashooyinka  Degmo,  shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha wakiillada gobolka Sanaag.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha wakiillada Sanaag ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 4 xubnood, waddani 5 xubnood iyo Ucid 3 xubnood.

Natiijada Gobolka Sanaag ee Golaha Wakiillada oo la Shaaciyey

Waddani 5 Kursi
Kulmiye 4 Kursi
UCID. 3 Kursi.

Akhriso magacyada Xildhibaannada Golaha Wakiillada Sanaag.