Natiijo hordhac ah: Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex

0

Hargeysa-(Berberanews)-Guddiga Doorashooyinka, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada golaha Wakiilada Maroodijeex.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Wakiillada ayaa Xisbiga Kulmiye ka helay 8 xubnood, waddani 7 xubnood iyo Ucid 5 xubnood.

UCID 5
KULMIYE 8
WADDANI 7

Tirada guud ee kuraasta Gobolka Maroodijeex waa 20 xildhibaan .