Natiijooyinka hordhaca ah ee degmooyinka Somaliland qaar iyo sida loo kala helay.

0

Hargeysa-(Berberanees)-Tirinta codadka ayaa weli ka socota degmnooyinka Somaliland, waxaana haatan soo baxay natiijada hordhaca ah ee degmooyinka qaar, waxaana kamid ah.

Komishanka doorashooyinka ayaa inoo xaqiijiyay in ilaa imika ay afar degmo oo keli ah ay soo dhameystireen .

Degmooyinkaas ayaa kala ah, Xudun, Taleex, Garadag, Saylac, Lughaya, Salaxley iyo Buuhoodle.

Natiijooyinka hordhaca ah ee qaar kamid ah golaha deegaanka.

1.Buuhoodle oo ka kooban 11 kursi: Waddani 5, Kulmiye 4, Ucid 2.

2.Laas Caanood:13 kursi, Waddani 5, Kulmiye 5, Ucid 3.

3.Saylac: 11 kursi, Waddani 4, Kulmiye 4, Ucid 3.

4.Lughaya: 9 Kursi, Waddani 2, Kulmiye 5, Ucid 3

5.Garadag: 9 Kursi, Waddani, Kulmiye 4, Ucid 2

6.Xudun: 9 kursi, Waddani 2, Kulmiye 7, Ucid 0

7.Taleex: 9 kursi : Wadani 3, Kulmiye 6, Ucid 0

8.Salaxley: 9 kursi: Waddani 2, Kulmiye 4, Ucid 3