Nuxurka Khudbad Sanadeedkii Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Iyo 1O Qodob Ee Ugu Mihiimsanaa

0

HARGAYSA (Aftahannews):- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyay laba gole qaran ee baarlamaanka Somaliland taasi oo ahayd khudabd sanadeedkii Dastuuriga ahayd Khudbada Madaxwaynaha ayaa iskuu jirtay mid dhanicyo kala duwan uu kaga hadlay waxaana ay ka koobnay Toban Qodob oo uu midwalba sidii isku Dultaagay.

halkan hoose ka daawo muuqaalka.