Prof Cali Khaliif oo ku geeriyooday Jigjiga

0

Jigjiga-(Berberanews)-Alla hA u naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeriyooday Magaalada Jigjiga Prof. Cali Khaliif Galaydh.