Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 8 dhallinyara

0

Puntland-(Berberanews)-Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa dil togasha ah ku xukuntay sideed dhalinyaro ah oo sida lasheegay lagu helay kamid ahaanshaha kooxda Al-shabaab isla markaana magalada galkacyo ka fuliyay dilal.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug dhanka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa xukunkaas kaddib u waramay wariyaha VOA ee magaalada Gaalkacyo C/waaxid Macallin Isaaq.

Halkan ka dhegayso warbixinta xukunka.