raadaarrada iyo hubka difaaca cirka ee Tigreegu haystaan

0

Tigreey-(Berberanews)-Janhadda TPLF ee dagaalka kula jirta ciidammada dowladda Itoobiya, ayaa la xaqiiniyay inay haystaan noocyo la mid ah raadaarrada iyo hubka difaaca cirka.

Hubka illaa hadda la xaqiijiyay waxaa ka mid ah 36 D6 M1 oo ka mid ah hubkii qaddiimiga ahaa ee Midowgii Soofaydku farsameeyay, kuwaas oo ay ku qabsadeen Xero Milateri oo Galbeedka Tigreega ku taalay ka hor duullaankii ciidammada Itoobiya.

Waaana raadaarro ay suurtagal u tahay inay ogaadaan diyaaradaha ku soo waajahan masaafo 42 illaa 100 Km u jira.

Halkan ka daawo noocyo kale oo raadaaraasa xoogaga Tigreegu haystaan oo faahfaahsan.