RABITAANKA SHACABKA: Bandhig-fanneedka Nimco Degan, Maxamed Bk iyo Sahra Ilaysa

0

Hargeysa(Berberanews)Fanaanada Codka Iyo Muqaalkaba Guule Hibo Usiiyay Ee Nimco Degan ayaa Show 5-Bishan Juun kugu Qaban Doonta HOTEL CROWN Ee Magaalada Hargeysa.

Bandhig-fanneed Nimco Degan Maxamed Bk iyo Sahra Ilaysa

Fanaanada Nimco Degan ayaa Dalka Soo Gaadhay Kahor Xuskii Maalinta Qaran ee 18-May si ay shacbigeeda Ula Qaadato Farxada Maalintaasi.

Balse Bulshada ayaa codsatay In fanaanadu ay show-yo Gaar ah kula Caweyso Shacbigeeda waxanay Nimco Goostay Inay Taariikhda Kor Ku xusan Shacbigeeda Kula Caweyso Showga Ay ugu Magacdartay RABITAANKA SHACABKA Ee Ka dhici Doona HOTEL CROWN Ee Magaalada HAREGYSA.

degan

Nimco ayaa waxa Sidoo kale Showgaasi Ku wehelin Doona Fanaaninta Kale Ee Sahra Ilays Iyo Maxamed Siciid BK.