Ramaax oo sharraxay sababaha UCID xilka uga qaadeen Guddoomiye ku xigeenkii xisbiga

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa sharraxay qodobada uu xisbigu xilka kaga xayuubiyeen Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad, kuwaasoo ay ka mid yihiin inuu bixiyay sirta Xisbiga.

Halkan ka daawo