“Riyoraac waa nin Habarjeclo ah. Cirro iyo Faysaloow sankaa idiin daloola, Somaliland iyo Riyoraac-na isagaa nagu culus.!” Boqor Buurmadoow

0

 

“Riyoraac waa nin Habarjeclo ah. Cirro iyo Faysaloow sankaa idiin daloola, Somaliland iyo Riyoraac-na isagaa nagu culus.!” Boqor Buurmadoow oo si adag uga hadlay khilaafka komishanka, mudaharaadadii dalka ka dhacay iyo xiisaha siyaasadeed ee ka aloosan Somaliland.