Saaxil: 8 qof oo u dhintay xannuun ku cusub deegaanka

0

Berberanews(Berberanews)-Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku geeriyooday xannuun aan la aqoonsan oo ka dilaacay Bariga Gobolka Saaxil.

Xannuunka dhimashada sababay ayaa ka dulaacay deegannada ay ka mid yihiin Ceeldaraad, Golmidig, laaqdheere, Karin, Duurdhila iyo Laas-Muuse.

Sidoo kale waxaa xannuunkan laga soo sheegayo deegaannadaas ku le’day ilaa kun neef oo xoolo ah.

Halkan hoose ka daawo warbixin weriye Mubaarig Nirig ka soo diyaariyay dhibaatada xannuunka.