Safiirka Cusub ee Dawlada Ingiriiska u soo magacowday Somaliland iyo Somalia David Concar oo la kulmay Silaanyo

0

Hargeysa-(Berberanews)-Safiirka Cusub ee Dawlada Ingiriiska u soo magacowday Somaliland iyo Somalia,David Concar, ayaa maanta booqasho ku tegay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka kulankaas iyo waxyaabihii lagaga wada hadlay, e daawasho wanaagsan;