Sharma Boy: “Aniga waxaan murti u aqaanaa raabka”

0

Sharmo Boy oo ah heesaa da’yar ah wuxuu sheegay in Fankii hore laga tagay, raabka ayaana hadda hadduunka ka socdo.

Wuxuu aaminsan yahay in hadal oo dhan uu yahay murti marka laga reebo aflagaado iyo caay. “Wixii uu qofka fahmi karo, aniga murti baan u aqaanaa. Maanta Raabka iyo heesaha caadiga ah, waxaan murti u aqaanaa raabka”, ayuu u sheegay BBC Somali.

Dhageyso Wareysiga ay ka qaaday Faadumo Taxadar.