Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kadib Socdaal Uu Mudo Ugu Maqnaa Imaaraadka Carabta

0

Hargeysa, (Berberanews) – Weftigii Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee maalmahan ku sugnaa Imaaraadka Carabta oo dalka ku soo laabtay saaka subaxnimadii hore si balaadhana loogu soo dhaweeyey Airportka iyo Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf kaga qaatay qasriga madaxtooyada cutubyo ka mida ciidamada qaranka Somaliland, ka dibna waxa saxaafadda la hadlay afhayeenka Deyr.