Silaanyo oo ka hadlay caafimaadkiisa, xaalada waddanku ku sugan yahay iyo Dhaliilaha loo jeediyo Xukuumaddiisa.

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xafiiska Warbaahinta ee Qasriga Madaxtooyada, ayaa baahiyey waraysi uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo siiyey Warbaahinta Dawladda, kaasoo uu kaga hadlay dhowr qodob oo ay kamid yihiin caafimaadkiisa, xaalada waddanku ku sugan yahay iyo Dhaliilaha loo jeediyo Xukuumaddiisa.

Waa waraysigii saddexaad ee uu Madaxweyne Siilaanyo bixiyo tan iyo markii uu talada la wareegay, waxaanu waraysigu soconayaa 13 daqiiqadood oo qudha.

Halkan ka Daawo: