Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hadalkii Axmed Cabdi Dheere Ee Kulmiye Kaga Jawaabay Sawiro Uu Caruur Lasoo Galay.

0

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hadalkii Axmed Cabdi Dheere Ee Kulmiye Kaga Jawaabay Sawiro Uu Caruur Lasoo Galay.

 

Kadib markii Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa Sida uu sheegay Aasaasayaasha Xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu isku sharaxi doono Gudoomiyaha Kulmiye waxaa arintaasi Ka jawaabay Axmed Cabdi Dheere oo ah Gudoomiyaha Kumeel gaadhka ah ee xisbiga Kulmiye .

 

Axmed Cabdi dheere ayaa Xaqiijiyay in Maxamuud xaashi Aanay waxba Maanta u oolin xisbiga Kulmiye waxaana uu Sheegay inaanu Ku jirin Golaha Fulinta Iyo Golaha dhexe ee xisbigaasi .

Hadaba siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa Hargaysa Makhribkii Caawa kula Yeeshay Berbera Caffee Caruur Facebooka iyo social Media Isticmaasha kuwaasi oo Hore u lug Gooyay siyaasiyiin isaga Ka Horeeyey oo uu ka mid ahaa Xirsi Cali Xaaji Xasan .