Somalia: Faahfaahin dagaal ka dhacay Muqdisho

0

Muqdisho-(Berberanews)-Afhayeenka Ciidammada Booliska Somalia, ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaannu xusay in dagaalku u dhexeeyay laba malleeshiyo beeleed oo isku haysta guri ku yaal Muqdisho.

Afhayeenku wuxuu intaa ku daray in hawlgal ciidanku sameeyay lagu joojiyay dagaalkaas, isagoo intaa ku daray in goobta laysku haysto dacwadeeda ay gacanta ku hayso Maxkamadda Banaadir oo dhawaan xukun ka soo saari doonta.

Halkan ka daawo faahfaahinta warka.