Somaliland: in ku dhow 800 oo askari oo la dallacsiiyay

0

Hargeysa(Berberanews)-744 Isugu jira Saraakiil iyo dable, ayaa la dalacsiiyey Ciidanka Asluubta Somaliland, kuwaasoo munaasibad lagu qabtay Taliska guud lagu siiyey garaadada Dalacsiinta.

Saraakiisha iyo askarta la dalacsiiyey ayaa u dhexeeya Gaashanle dhexe ilaa iyo Dable.

Halkan ka Daawo Muuqaal: