Somaliland iyo DDSI oo ka arrinsanaya la dagaallanka ganacsiga duurjoogta

0

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweyne ku xigeenka DDSI, ayaa furay Shirka wada-tashida Somaliland iyo Ismaamulka Somalida Itoobiya ee la-dagaallanka ka ganacsiga iyo tahriibinta sharci darrada ah ee duurjoogta.

Shirka oo uu soo qabanqaabiyay Ururk CCF ee daryeelka Harimacadka waxa ka soo qaybgalay Wasaaradaha iyo Hay’adaha ka shaqeeya Duurjoogta, laamaha ammaanka iyo Caddaallada ee labada dhinac.

Madaxweyne-Ku-xigeenka dawlad deegaanka Somalida itoobiya Ibraahin Cismaan, ayaa sheegay muhiimada ay leedahay sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen Ganacsiga sharci darrada ah ee Duurjoogta.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinayna warbixinta oo muuqaal ah ee daawasho wacan.