Somaliland: Maxay saska ka qaadday?

0

Hargeysa-(Berberanews)-War-saxaafadeed aan waaafi ahayn ayay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland, kaasoo aanay ka muuqan mudakarnimo siyaasadeed iyo bisayl toona.

“Jamhuuriyadda Somaliland oo ka mid ah Dalalka hoggaamiya dimuqraadiyadda Africa, waa dal leh nidaam doorasho oo dimuquraadi ah, isla markaana shacbigu doortaan golayaasha fulinta, sharci dejinta iyo dawladaha hoose, si xor iyo xalaal ah, oo qof iyo cod ah.” Ayaa lagu yidhi War-saxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda.

Halkan kaga bogo.