Home WARARKA Somaliland — Oday 104 jir ah oo u Geeriyooday xannuunka Covid-19
Hargeysa (Berberanews) – Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay dad xanuunka covid Somaliland ugu dhintay Somaliland.
Dadka Geeriyooday ayaa wasaaraddu tiradooda ku sheegtay inay yihiin 2 Qof, kuwaasi oo midna ku Geeriyooday dalka gudihiisa, mid dalka dibeddiisa oo loo geeyay in xaaladdiisa caafimaad lagula soo tacaalo. Kaasoo ahaa badhasaabkii Gobolka Togdheer balse wasaaraddu ay u qarisay sabab aan la aqoonsan.
Ninkan 104 jirka ah Hargeysa ku geeriyooday ayaa noqonaya qofkii ugu da’da weynaa illaa hadda Xanuunka Covid_19 ugu Geeriyooda Somaliland, sida ay wasaaradda Caafimaadku sheegtay
Like this:
Like Loading...