Somaliland oo hirgelisay qalablagula soconayo dhaqaalaha shirkadaha isgaadhsiinta

0

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa maanta shaaciyay inay dalka keentay qalabkii u suuro gelinayay la socodka dhaqaalaha Shirkadaha Isgaadhsiinta soo gala.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka