Somaliland oo lagu qabtay duurjoog la tahriibinayay

0

Hargeysa(Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo bandhigtay Duur-googta Harimo-cadka oo laga soo qabqabtay gobollada Sool iyo Selel oo Dad si sharci-darro ah doonayeen inay u dhoofsadaan iyaga oo ka ganacsanaya.

Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare oo Warbaahinta u soo bandhigtay Xawayaanka iyadoo Dad ka ganacsanayaa ka tahriibinayaan gobollada Selel iyo Sool ee Bariga iyo Galbeedka Dalka laga soo qabtay, waxaanay ka warrantay hawlgallada lagu soo qabqabtay Duur-joogtaas iyo dadka watayba.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

info@berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.