Home CAYAARO Somaliland oo mabnuucday Ciyaartoyga Magac shisheeye sita
Hargeysa-(Berberanews)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa mamnuucday in la diiwaan geliyo Ciyaartoyda leh magaca Ciyaaryahan Ajaanib ama Naanaystiisa sita.
Sidaana waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Berberanews.com, kaasoo u dhignaa sidan,

Like this:
Like Loading...