Somaliland oo biyo xidheenno ka dhisaysa Hargeysa iyo Saaxil

0

Hargeysa (Berberanews) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wadda qorshe ay laba Dhaam Biyood, kaga hirgelinayso, gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.

Haddii labadan Dhaam Biyood, ay noqdaan kuwa hirgala waxa ay wax badan ka tari doonaan, biyo yaraantii haysatay bulshada ku nool labada gobol.

Halkan ka Daawo